soomaali - Sorah Al-Ma'un ( Small Kindnesses ) - Noble Quran

Noble Quran » soomaali » Sorah Al-Ma'un ( Small Kindnesses )

Choose the reader


soomaali

Sorah Al-Ma'un ( Small Kindnesses ) - Verses Number 7
أَرَأَيْتَ الَّذِي يُكَذِّبُ بِالدِّينِ ( 1 ) Al-Ma'un ( Small Kindnesses ) - Ayaa 1
Ka warrama kan beenin Abaalmarinta (Qiyaamada).
فَذَٰلِكَ الَّذِي يَدُعُّ الْيَتِيمَ ( 2 ) Al-Ma'un ( Small Kindnesses ) - Ayaa 2
Kaas xooga Agoonta (xageeda).
وَلَا يَحُضُّ عَلَىٰ طَعَامِ الْمِسْكِينِ ( 3 ) Al-Ma'un ( Small Kindnesses ) - Ayaa 3
Aan kuna boorrinaynin quudinta miskiinka.
فَوَيْلٌ لِّلْمُصَلِّينَ ( 4 ) Al-Ma'un ( Small Kindnesses ) - Ayaa 4
Waxaa halaag u sugnaaday kuwa tukan (waa Munaafiqiinta).
الَّذِينَ هُمْ عَن صَلَاتِهِمْ سَاهُونَ ( 5 ) Al-Ma'un ( Small Kindnesses ) - Ayaa 5
Ee haddana halmaansan Salaaddooda.
الَّذِينَ هُمْ يُرَاءُونَ ( 6 ) Al-Ma'un ( Small Kindnesses ) - Ayaa 6
Dadkana is tusiya.
وَيَمْنَعُونَ الْمَاعُونَ ( 7 ) Al-Ma'un ( Small Kindnesses ) - Ayaa 7
Una diida alaabta (Laysugu kaalmeeyo).

Random Books