soomaali - Sorah Al-Qadr ( The Night of Decree ) - Noble Quran

Noble Quran » soomaali » Sorah Al-Qadr ( The Night of Decree )

Choose the reader


soomaali

Sorah Al-Qadr ( The Night of Decree ) - Verses Number 5
إِنَّا أَنزَلْنَاهُ فِي لَيْلَةِ الْقَدْرِ ( 1 ) Al-Qadr ( The Night of Decree ) - Ayaa 1
Annagaa soo dajinnay Quraanka Habeenka LaylatulQadarka ah (sharafta leh).
وَمَا أَدْرَاكَ مَا لَيْلَةُ الْقَدْرِ ( 2 ) Al-Qadr ( The Night of Decree ) - Ayaa 2
Ma taqaanna LaylatulQadarka.
لَيْلَةُ الْقَدْرِ خَيْرٌ مِّنْ أَلْفِ شَهْرٍ ( 3 ) Al-Qadr ( The Night of Decree ) - Ayaa 3
Waa Habeen ka khayr badan Kun Bilood (oo kale).
تَنَزَّلُ الْمَلَائِكَةُ وَالرُّوحُ فِيهَا بِإِذْنِ رَبِّهِم مِّن كُلِّ أَمْرٍ ( 4 ) Al-Qadr ( The Night of Decree ) - Ayaa 4
Waxaana soo daga Malaa'igta (kale) iyo Malaku Jibriil habecnkaas idanka Eebe dartiis iyo amarkiisa.
سَلَامٌ هِيَ حَتَّىٰ مَطْلَعِ الْفَجْرِ ( 5 ) Al-Qadr ( The Night of Decree ) - Ayaa 5
Waana Habeen nabadgalyo inta waagu ka haryi.

Random Books