Noble Quran » soomaali » Sorah Al-Burooj ( The Big Stars )
Choose the reader
soomaali
Sorah Al-Burooj ( The Big Stars ) - Verses Number 22
قُتِلَ أَصْحَابُ الْأُخْدُودِ ( 4 )
![Al-Burooj ( The Big Stars ) - Ayaa 4](style/default/icons/mp3.png)
Ee Lacnadi ha ku dhacdo kuwii Godka lahaa (Mu'miniinta lagu cadibo).
وَهُمْ عَلَىٰ مَا يَفْعَلُونَ بِالْمُؤْمِنِينَ شُهُودٌ ( 7 )
![Al-Burooj ( The Big Stars ) - Ayaa 7](style/default/icons/mp3.png)
iyagoo daawan waxa lagu fali Mu'miniinta «oo Jirrabaad ah».
وَمَا نَقَمُوا مِنْهُمْ إِلَّا أَن يُؤْمِنُوا بِاللَّهِ الْعَزِيزِ الْحَمِيدِ ( 8 )
![Al-Burooj ( The Big Stars ) - Ayaa 8](style/default/icons/mp3.png)
Waxay ku neceen Dadkaasna ma jiro oon ahayn inay rumeeyeen Eebaha adkaada ee la mahadiyo.
الَّذِي لَهُ مُلْكُ السَّمَاوَاتِ وَالْأَرْضِ ۚ وَاللَّهُ عَلَىٰ كُلِّ شَيْءٍ شَهِيدٌ ( 9 )
![Al-Burooj ( The Big Stars ) - Ayaa 9](style/default/icons/mp3.png)
Ee leh Samada iyo Dhulka xukunkooda, Eebana wax walba wuu u jeedaa.
إِنَّ الَّذِينَ فَتَنُوا الْمُؤْمِنِينَ وَالْمُؤْمِنَاتِ ثُمَّ لَمْ يَتُوبُوا فَلَهُمْ عَذَابُ جَهَنَّمَ وَلَهُمْ عَذَابُ الْحَرِيقِ ( 10 )
![Al-Burooj ( The Big Stars ) - Ayaa 10](style/default/icons/mp3.png)
Kuwa Mu'miniinta Rag iyo Haweenba jirraba haddana aan tawbadkeenin waxay mudan Caddibaadda Jahannamo iyo caddibaad gubi.
إِنَّ الَّذِينَ آمَنُوا وَعَمِلُوا الصَّالِحَاتِ لَهُمْ جَنَّاتٌ تَجْرِي مِن تَحْتِهَا الْأَنْهَارُ ۚ ذَٰلِكَ الْفَوْزُ الْكَبِيرُ ( 11 )
![Al-Burooj ( The Big Stars ) - Ayaa 11](style/default/icons/mp3.png)
Kuwa xaqa rumeeyey Camalfiicana falay waxay mudan Jannooyin ay dureeri dhexdeeda Wabiyaal, taasina waa liibaan wayn.
Random Books
- Qaamuus soomaali carabi oo koobanQaamuuska soomaali carabi oo kooban waxaan u qoray Soomaalida jecel iney bartaan afka Qur’aanka kariimka.
Source : http://www.islamhouse.com/p/61650
- SOONKA, TARAA WIIXDA IYO SAKADA-
Formation : Cabdulcasiis Xasan Yacquub
Source : http://www.islamhouse.com/p/339624
- Qaamuuska carabiga oo koobanQaamuuska carabiga waxaan ka turjumay qaamuuska la yiraahdo "Sixaaxii oo la soo koobay" مختار الصحاح ee uu qorey Maxamed Abuubakar Cabdulqaadir oo loo yaqaan "Ar-raazi". Mana wada turjumin qaamuuskaasi ee waan soo koobay.
Source : http://www.islamhouse.com/p/61645
- Siduu u tukan jirey Nebiga naxariista Eebbe iyo nabadgelyadiisa korkiisa ha ahaatee oo koobanSiduu u tukan jirey Nebiga naxariista Eebbe iyo nabadgelyadiisa korkiisa ha ahaatee oo kooban
Source : http://www.islamhouse.com/p/172225
- Sheekooyinkii ugu wanaagsanaaSheekooyinkii ugu wanaagsanaa أحسن القصص waxaan u qoray Soomaalida jecel sheekooyinka Islaamiga ah, rabana inay u sii gudbiyaan caruurtooda.
Source : http://www.islamhouse.com/p/61666