soomaali - Sorah Al-Kafiroon ( The Disbelievers )

Noble Quran » soomaali » Sorah Al-Kafiroon ( The Disbelievers )

Choose the reader


soomaali

Sorah Al-Kafiroon ( The Disbelievers ) - Verses Number 6
قُلْ يَا أَيُّهَا الْكَافِرُونَ ( 1 ) Al-Kafiroon ( The Disbelievers ) - Ayaa 1
Waxaad dhahdaa, Gaalooy.
لَا أَعْبُدُ مَا تَعْبُدُونَ ( 2 ) Al-Kafiroon ( The Disbelievers ) - Ayaa 2
Ma caabudayo waxaad caabudaysaan.
وَلَا أَنتُمْ عَابِدُونَ مَا أَعْبُدُ ( 3 ) Al-Kafiroon ( The Disbelievers ) - Ayaa 3
Idinna ma caabudaysaan Eebahaan caabudi.
وَلَا أَنَا عَابِدٌ مَّا عَبَدتُّمْ ( 4 ) Al-Kafiroon ( The Disbelievers ) - Ayaa 4
Mana caabudin waxaad caabuddeen,
وَلَا أَنتُمْ عَابِدُونَ مَا أَعْبُدُ ( 5 ) Al-Kafiroon ( The Disbelievers ) - Ayaa 5
Idinkuna (hadda) ma caabudaysaan Eebahaan caabudi.
لَكُمْ دِينُكُمْ وَلِيَ دِينِ ( 6 ) Al-Kafiroon ( The Disbelievers ) - Ayaa 6
Idinkana Diintiina yaad leedihiin, Anna Diintaydaan leeyahay.

Random Books

Choose language

Choose Sorah

Random Books

Choose tafseer

Participate

Bookmark and Share