soomaali - Sorah Al-Balad ( The City )

Noble Quran » soomaali » Sorah Al-Balad ( The City )

Choose the reader


soomaali

Sorah Al-Balad ( The City ) - Verses Number 20
لَا أُقْسِمُ بِهَٰذَا الْبَلَدِ ( 1 ) Al-Balad ( The City ) - Ayaa 1
Eebe wuxuu ka dhaaran Magaalada «Makaad ee Sharrifan».
وَأَنتَ حِلٌّ بِهَٰذَا الْبَلَدِ ( 2 ) Al-Balad ( The City ) - Ayaa 2
Ood Nabiyow daggantahay dhexdeeda.
وَوَالِدٍ وَمَا وَلَدَ ( 3 ) Al-Balad ( The City ) - Ayaa 3
Iyo Nabi Aadam iyo carruurtiisa «Dadka».
لَقَدْ خَلَقْنَا الْإِنسَانَ فِي كَبَدٍ ( 4 ) Al-Balad ( The City ) - Ayaa 4
Ee Eebe Dadka wuu Abuuray iyagoo dhib iyo shaqo (Adduunka kala kulmi).
أَيَحْسَبُ أَن لَّن يَقْدِرَ عَلَيْهِ أَحَدٌ ( 5 ) Al-Balad ( The City ) - Ayaa 5
Ma waxayse u maleeyeen inaan cidna awood ku lahayn (dadku).
يَقُولُ أَهْلَكْتُ مَالًا لُّبَدًا ( 6 ) Al-Balad ( The City ) - Ayaa 6
Dadka (Gaalada) waxay odhan waxaan bixiyey xoolo badan (si xaqa loo horjoogsado).
أَيَحْسَبُ أَن لَّمْ يَرَهُ أَحَدٌ ( 7 ) Al-Balad ( The City ) - Ayaa 7
Ma wuxuu u maleeyay (xaq diiduhu) inaan cidna arkaynin.
أَلَمْ نَجْعَل لَّهُ عَيْنَيْنِ ( 8 ) Al-Balad ( The City ) - Ayaa 8
Miyaannaan u yeelin Laba indhood.
وَلِسَانًا وَشَفَتَيْنِ ( 9 ) Al-Balad ( The City ) - Ayaa 9
Iyo Carrab iyo Laba bishimood.
وَهَدَيْنَاهُ النَّجْدَيْنِ ( 10 ) Al-Balad ( The City ) - Ayaa 10
Oo miyaannaan u caddaynin Labada Jid (khayrka iyo sharka).
فَلَا اقْتَحَمَ الْعَقَبَةَ ( 11 ) Al-Balad ( The City ) - Ayaa 11
Ee Dadku muu jiidho Jiirta.
وَمَا أَدْرَاكَ مَا الْعَقَبَةُ ( 12 ) Al-Balad ( The City ) - Ayaa 12
Ma taqaannaa Jiirta.
فَكُّ رَقَبَةٍ ( 13 ) Al-Balad ( The City ) - Ayaa 13
Waa qoor la xoreeyo.
أَوْ إِطْعَامٌ فِي يَوْمٍ ذِي مَسْغَبَةٍ ( 14 ) Al-Balad ( The City ) - Ayaa 14
Iyo cunno la siiyo maalin gaajo.
يَتِيمًا ذَا مَقْرَبَةٍ ( 15 ) Al-Balad ( The City ) - Ayaa 15
Agoon kuu dhaw.
أَوْ مِسْكِينًا ذَا مَتْرَبَةٍ ( 16 ) Al-Balad ( The City ) - Ayaa 16
Ama Miskiin Dhulka ku dhagay (dhibaato darteed).
ثُمَّ كَانَ مِنَ الَّذِينَ آمَنُوا وَتَوَاصَوْا بِالصَّبْرِ وَتَوَاصَوْا بِالْمَرْحَمَةِ ( 17 ) Al-Balad ( The City ) - Ayaa 17
Markaas la noqdo kuwa Rumeeyay xaqa, isuna dardaarma Samirka, isuna dardaarma naxariista.
أُولَٰئِكَ أَصْحَابُ الْمَيْمَنَةِ ( 18 ) Al-Balad ( The City ) - Ayaa 18
Kuwaasina waa kuwa Midigta mari.
وَالَّذِينَ كَفَرُوا بِآيَاتِنَا هُمْ أَصْحَابُ الْمَشْأَمَةِ ( 19 ) Al-Balad ( The City ) - Ayaa 19
Kuwaka Gaaloobayse Aayaadkannaga waa kuwa jidka xun mari.
عَلَيْهِمْ نَارٌ مُّؤْصَدَةٌ ( 20 ) Al-Balad ( The City ) - Ayaa 20
Waxaana lagu dabooli Naar.

Random Books

  • Naxwaha carabiga oo koobanNaxwaha carabiga oo kooban waxaan ka turjumay kitaabka la yiraahdo "Xeerarka afka carabiga oo kooban" الموجز في قواعد اللغة العربية ee uu qoray Siciid Maxamed Axmed oo loo yaqaan "Siciid Al-Afgaani". Mana wada turjumin naxwahaasi ee waan soo koobay.

    Source : http://www.islamhouse.com/p/61659

    Download :Naxwaha carabiga oo kooban

  • Naxwaha carabiga oo koobanNaxwaha carabiga oo kooban waxaan ka turjumay kitaabka la yiraahdo "Xeerarka afka carabiga oo kooban" الموجز في قواعد اللغة العربية ee uu qoray Siciid Maxamed Axmed oo loo yaqaan "Siciid Al-Afgaani". Mana wada turjumin naxwahaasi ee waan soo koobay.

    Source : http://www.islamhouse.com/p/61659

    Download :Naxwaha carabiga oo kooban

  • Naxwaha carabiga oo koobanNaxwaha carabiga oo kooban waxaan ka turjumay kitaabka la yiraahdo "Xeerarka afka carabiga oo kooban" الموجز في قواعد اللغة العربية ee uu qoray Siciid Maxamed Axmed oo loo yaqaan "Siciid Al-Afgaani". Mana wada turjumin naxwahaasi ee waan soo koobay.

    Source : http://www.islamhouse.com/p/61659

    Download :Naxwaha carabiga oo kooban

  • XISNUL MUSLIM DHUFEYSKA MUSLINKAFortress of the Muslim, Invocations from the Quran and Sunnah: is a very beautiful booklet consists of many authentic Dua's (supplications) for a Muslim to supplicate on a daily basis and on special occasions.

    Source : http://www.islamhouse.com/p/380108

    Download :XISNUL MUSLIM DHUFEYSKA MUSLINKA

  • Qaamuuska carabiga oo koobanQaamuuska carabiga waxaan ka turjumay qaamuuska la yiraahdo "Sixaaxii oo la soo koobay" مختار الصحاح ee uu qorey Maxamed Abuubakar Cabdulqaadir oo loo yaqaan "Ar-raazi". Mana wada turjumin qaamuuskaasi ee waan soo koobay.

    Source : http://www.islamhouse.com/p/61645

    Download :Qaamuuska carabiga oo kooban

Choose language

Choose Sorah

Random Books

Choose tafseer

Participate

Bookmark and Share