soomaali - Sorah Al-Muzzammil (The One wrapped in Garments)

Noble Quran » soomaali » Sorah Al-Muzzammil (The One wrapped in Garments)

Choose the reader


soomaali

Sorah Al-Muzzammil (The One wrapped in Garments) - Verses Number 20
يَا أَيُّهَا الْمُزَّمِّلُ ( 1 ) Al-Muzzammil (The One wrapped in Garments) - Ayaa 1
(Nabiga) Isduuduubayow.
قُمِ اللَّيْلَ إِلَّا قَلِيلًا ( 2 ) Al-Muzzammil (The One wrapped in Garments) - Ayaa 2
Istaag habeenka (Tuko) wax yar Mooyee.
نِّصْفَهُ أَوِ انقُصْ مِنْهُ قَلِيلًا ( 3 ) Al-Muzzammil (The One wrapped in Garments) - Ayaa 3
Nuskiisa tuko ama ka nusqaami wax yar.
أَوْ زِدْ عَلَيْهِ وَرَتِّلِ الْقُرْآنَ تَرْتِيلًا ( 4 ) Al-Muzzammil (The One wrapped in Garments) - Ayaa 4
Ama ka badi, Quraanku u akhri si fiican.
إِنَّا سَنُلْقِي عَلَيْكَ قَوْلًا ثَقِيلًا ( 5 ) Al-Muzzammil (The One wrapped in Garments) - Ayaa 5
Annagaa Kugu Dakin Hadal Culus (wayne).
إِنَّ نَاشِئَةَ اللَّيْلِ هِيَ أَشَدُّ وَطْئًا وَأَقْوَمُ قِيلًا ( 6 ) Al-Muzzammil (The One wrapped in Garments) - Ayaa 6
Habeenka Saacadihiisa (oo la tukado) yaa ku daran khushuucda Aadna u toosan.
إِنَّ لَكَ فِي النَّهَارِ سَبْحًا طَوِيلًا ( 7 ) Al-Muzzammil (The One wrapped in Garments) - Ayaa 7
Maalintii waxaa kuu sugnaaday shaqa Dheer.
وَاذْكُرِ اسْمَ رَبِّكَ وَتَبَتَّلْ إِلَيْهِ تَبْتِيلًا ( 8 ) Al-Muzzammil (The One wrapped in Garments) - Ayaa 8
Magaca Eebana xus cibaadadiisana u go'.
رَّبُّ الْمَشْرِقِ وَالْمَغْرِبِ لَا إِلَٰهَ إِلَّا هُوَ فَاتَّخِذْهُ وَكِيلًا ( 9 ) Al-Muzzammil (The One wrapped in Garments) - Ayaa 9
Qorrax ka soobax iyo u Dhaeba Eebaa iska leh, isaga Mooyee ilaah kalena ma jiro ee ka yeelo wakiil (la cuskado).
وَاصْبِرْ عَلَىٰ مَا يَقُولُونَ وَاهْجُرْهُمْ هَجْرًا جَمِيلًا ( 10 ) Al-Muzzammil (The One wrapped in Garments) - Ayaa 10
kuna Samir waxay sheegi gaaladu, si Quruxsanna uga hijroo (iskaga tag).
وَذَرْنِي وَالْمُكَذِّبِينَ أُولِي النَّعْمَةِ وَمَهِّلْهُمْ قَلِيلًا ( 11 ) Al-Muzzammil (The One wrapped in Garments) - Ayaa 11
Isu kaanna daa aniga iyo kuwa Beeniyay xaqa ee Nicmaysan wax yarna Sug.
إِنَّ لَدَيْنَا أَنكَالًا وَجَحِيمًا ( 12 ) Al-Muzzammil (The One wrapped in Garments) - Ayaa 12
Agtannada waxaa ah caddibaad iyo Naarta Jaxiimo.
وَطَعَامًا ذَا غُصَّةٍ وَعَذَابًا أَلِيمًا ( 13 ) Al-Muzzammil (The One wrapped in Garments) - Ayaa 13
Iyo cunno lagu Margado iyo Cadaab daran.
يَوْمَ تَرْجُفُ الْأَرْضُ وَالْجِبَالُ وَكَانَتِ الْجِبَالُ كَثِيبًا مَّهِيلًا ( 14 ) Al-Muzzammil (The One wrapped in Garments) - Ayaa 14
(waxay ku dhiei Arrintaasu) Maalinta Dhulka iyo Buuruhu Gilgilan, Buuruhuna ay noqon Tamuux socda.
إِنَّا أَرْسَلْنَا إِلَيْكُمْ رَسُولًا شَاهِدًا عَلَيْكُمْ كَمَا أَرْسَلْنَا إِلَىٰ فِرْعَوْنَ رَسُولًا ( 15 ) Al-Muzzammil (The One wrapped in Garments) - Ayaa 15
Annagaa idiin dirray Rasuul markhaati ah, sidaan ugu dirray fircoonba Rasuul.
فَعَصَىٰ فِرْعَوْنُ الرَّسُولَ فَأَخَذْنَاهُ أَخْذًا وَبِيلًا ( 16 ) Al-Muzzammil (The One wrapped in Garments) - Ayaa 16
Fircoonna wuu Caasiyay Rasuulkii (Nabi Muuse). Firconna waxaan ku Qabannay qabasha Daran.
فَكَيْفَ تَتَّقُونَ إِن كَفَرْتُمْ يَوْمًا يَجْعَلُ الْوِلْدَانَ شِيبًا ( 17 ) Al-Muzzammil (The One wrapped in Garments) - Ayaa 17
Ee seebaad Gaalloy uga dhawrsanaysaan Caddibaadda Maalinta qiyaame ee carruurta Cirroole ka Yeeli Hadaad Gaalawdaan.
السَّمَاءُ مُنفَطِرٌ بِهِ ۚ كَانَ وَعْدُهُ مَفْعُولًا ( 18 ) Al-Muzzammil (The One wrapped in Garments) - Ayaa 18
Samaduna Maalintaas Darteed ay la Dildillaaci Balaanqaadka Eebana waa wax Dhici.
إِنَّ هَٰذِهِ تَذْكِرَةٌ ۖ فَمَن شَاءَ اتَّخَذَ إِلَىٰ رَبِّهِ سَبِيلًا ( 19 ) Al-Muzzammil (The One wrapped in Garments) - Ayaa 19
Aayadahani Waa waano Ee Ruuxii Doona Eeba xaggiisa jid ha uga yeesho.
إِنَّ رَبَّكَ يَعْلَمُ أَنَّكَ تَقُومُ أَدْنَىٰ مِن ثُلُثَيِ اللَّيْلِ وَنِصْفَهُ وَثُلُثَهُ وَطَائِفَةٌ مِّنَ الَّذِينَ مَعَكَ ۚ وَاللَّهُ يُقَدِّرُ اللَّيْلَ وَالنَّهَارَ ۚ عَلِمَ أَن لَّن تُحْصُوهُ فَتَابَ عَلَيْكُمْ ۖ فَاقْرَءُوا مَا تَيَسَّرَ مِنَ الْقُرْآنِ ۚ عَلِمَ أَن سَيَكُونُ مِنكُم مَّرْضَىٰ ۙ وَآخَرُونَ يَضْرِبُونَ فِي الْأَرْضِ يَبْتَغُونَ مِن فَضْلِ اللَّهِ ۙ وَآخَرُونَ يُقَاتِلُونَ فِي سَبِيلِ اللَّهِ ۖ فَاقْرَءُوا مَا تَيَسَّرَ مِنْهُ ۚ وَأَقِيمُوا الصَّلَاةَ وَآتُوا الزَّكَاةَ وَأَقْرِضُوا اللَّهَ قَرْضًا حَسَنًا ۚ وَمَا تُقَدِّمُوا لِأَنفُسِكُم مِّنْ خَيْرٍ تَجِدُوهُ عِندَ اللَّهِ هُوَ خَيْرًا وَأَعْظَمَ أَجْرًا ۚ وَاسْتَغْفِرُوا اللَّهَ ۖ إِنَّ اللَّهَ غَفُورٌ رَّحِيمٌ ( 20 ) Al-Muzzammil (The One wrapped in Garments) - Ayaa 20
Eebahaa wuxuu ogyahay Nabiyow inaad tukatid wax ka yar habeenka saddex Meelood laba iyo Badhkiis iyo saddex meelood meel, iyo in koox ka mida kuwa kula jira ay tukato, Eebana waa u qadaranyahay Habeenka iyo Maalintuba, wuxuuna Ogyahay inaydaan Koobi karin, wuuna Idinka toobad aqbalay ee Akhriya wixii idiin Fududaada oo quraan ah, wuxuu Eebe ogyahay inay idin ka mid Noqon kuwa Buka iyo kuwo safri iyagoo dooni Khayrka Eebe iyo kuwo u dagaallami Jidka Eebe ee akhriya wixii idiin Fududaada oo Quraan ah, Salaaddana ooga Zakadana Bixiya Eebana wax wanaagsan daynsada Waxaad naftiinna u hormarsataan oo khayr ahna waxaad ka ogaandoontaan kana Heleysaan Eeba Agtiisa Isagoo khayr ah iyo Ajri wayn, ee Eebe Dambi dhaaf waydiista waa Dambi Dhaafe Naxariiste.

Random Books

  • Naxwaha carabiga oo koobanNaxwaha carabiga oo kooban waxaan ka turjumay kitaabka la yiraahdo "Xeerarka afka carabiga oo kooban" الموجز في قواعد اللغة العربية ee uu qoray Siciid Maxamed Axmed oo loo yaqaan "Siciid Al-Afgaani". Mana wada turjumin naxwahaasi ee waan soo koobay.

    Source : http://www.islamhouse.com/p/61659

    Download :Naxwaha carabiga oo kooban

  • Naxwaha carabiga oo koobanNaxwaha carabiga oo kooban waxaan ka turjumay kitaabka la yiraahdo "Xeerarka afka carabiga oo kooban" الموجز في قواعد اللغة العربية ee uu qoray Siciid Maxamed Axmed oo loo yaqaan "Siciid Al-Afgaani". Mana wada turjumin naxwahaasi ee waan soo koobay.

    Source : http://www.islamhouse.com/p/61659

    Download :Naxwaha carabiga oo kooban

  • XISNUL MUSLIM DHUFEYSKA MUSLINKAFortress of the Muslim, Invocations from the Quran and Sunnah: is a very beautiful booklet consists of many authentic Dua's (supplications) for a Muslim to supplicate on a daily basis and on special occasions.

    Source : http://www.islamhouse.com/p/380108

    Download :XISNUL MUSLIM DHUFEYSKA MUSLINKA

  • Rukniga sedaxaadRukniga sedaxaad

    Formation : عمادة البحث العلمي بالجامعة الإسلامية

    Translators : عبد القادر حسين طحلو

    From issues : www.iu.edu.sa

    Source : http://www.islamhouse.com/p/457

    Download :Rukniga sedaxaad

  • Qaamuuska carabiga oo koobanQaamuuska carabiga waxaan ka turjumay qaamuuska la yiraahdo "Sixaaxii oo la soo koobay" مختار الصحاح ee uu qorey Maxamed Abuubakar Cabdulqaadir oo loo yaqaan "Ar-raazi". Mana wada turjumin qaamuuskaasi ee waan soo koobay.

    Source : http://www.islamhouse.com/p/61645

    Download :Qaamuuska carabiga oo kooban

Choose language

Choose Sorah

Random Books

Choose tafseer

Participate

Bookmark and Share