soomaali - Sorah Ar-Rahman ( The Most Graciouse )

Noble Quran » soomaali » Sorah Ar-Rahman ( The Most Graciouse )

Choose the reader


soomaali

Sorah Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Verses Number 78
الرَّحْمَٰنُ ( 1 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 1
(Eebaha) Raxmaan ah.
عَلَّمَ الْقُرْآنَ ( 2 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 2
Wuxuu baray (Nabiga iyo dadka kalaba) Quraanka.
خَلَقَ الْإِنسَانَ ( 3 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 3
Dadkana wuu abuuray.
عَلَّمَهُ الْبَيَانَ ( 4 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 4
Wuxuuna baray dadka (Hadalka).
الشَّمْسُ وَالْقَمَرُ بِحُسْبَانٍ ( 5 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 5
Qorraxda iyo dayaxuna waxay ku socdaan xisaab.
وَالنَّجْمُ وَالشَّجَرُ يَسْجُدَانِ ( 6 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 6
Xiddigga iyo Geedkuba way Sujuudaan (Eebe Dartiis).
وَالسَّمَاءَ رَفَعَهَا وَوَضَعَ الْمِيزَانَ ( 7 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 7
Samadana Eebaa koryeelay, Garsoorna wuu dajiyay.
أَلَّا تَطْغَوْا فِي الْمِيزَانِ ( 8 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 8
Si aydaan uga gudbin Caddaaladda.
وَأَقِيمُوا الْوَزْنَ بِالْقِسْطِ وَلَا تُخْسِرُوا الْمِيزَانَ ( 9 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 9
Miisaanka ku hagaajiya Caddaalad, hana nuqaamininna.
وَالْأَرْضَ وَضَعَهَا لِلْأَنَامِ ( 10 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 10
Dhulkana Eebe wuxuu u dajiyay khalqiga.
فِيهَا فَاكِهَةٌ وَالنَّخْلُ ذَاتُ الْأَكْمَامِ ( 11 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 11
Dhexdiisa waxaa ah Faakihad (khudaar) iyo Timir Fiido leh.
وَالْحَبُّ ذُو الْعَصْفِ وَالرَّيْحَانُ ( 12 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 12
Xubuubna (midho) ball leh iyo udgoona wuu abuuray.
فَبِأَيِّ آلَاءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ( 13 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 13
Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan (Insi iyo Jinniyow).
خَلَقَ الْإِنسَانَ مِن صَلْصَالٍ كَالْفَخَّارِ ( 14 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 14
Dadka Eebaa ka abuuray dhoobo Jilay oo kale ah.
وَخَلَقَ الْجَانَّ مِن مَّارِجٍ مِّن نَّارٍ ( 15 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 15
Jaankana wuxuu ka abuuray ololka Naarta.
فَبِأَيِّ آلَاءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ( 16 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 16
Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
رَبُّ الْمَشْرِقَيْنِ وَرَبُّ الْمَغْرِبَيْنِ ( 17 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 17
Ilaaheen waa Eebaha Labada Qorrax ka soo bax iyo Labada Qorrax u dhac.
فَبِأَيِّ آلَاءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ( 18 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 18
Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
مَرَجَ الْبَحْرَيْنِ يَلْتَقِيَانِ ( 19 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 19
Eebe waan kan Labada Badood dariseeyey iyagoo kulmi.
بَيْنَهُمَا بَرْزَخٌ لَّا يَبْغِيَانِ ( 20 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 20
Dhexdoodana yeelay soohdin (kala reebta) iskumana xadgudbaan.
فَبِأَيِّ آلَاءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ( 21 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 21
Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
يَخْرُجُ مِنْهُمَا اللُّؤْلُؤُ وَالْمَرْجَانُ ( 22 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 22
Waxaa lagala baxaa Baddaas Lu'Lu'iyo Murjaan (Jawhar).
فَبِأَيِّ آلَاءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ( 23 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 23
Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
وَلَهُ الْجَوَارِ الْمُنشَآتُ فِي الْبَحْرِ كَالْأَعْلَامِ ( 24 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 24
Eebe waxaa u sugnaaday Doomaha socda Badda oo Buuro la mid ah.
فَبِأَيِّ آلَاءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ( 25 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 25
Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
كُلُّ مَنْ عَلَيْهَا فَانٍ ( 26 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 26
Dhammaan waxa (Dhulka) korkiisa ah wuu tagi.
وَيَبْقَىٰ وَجْهُ رَبِّكَ ذُو الْجَلَالِ وَالْإِكْرَامِ ( 27 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 27
Waxaase hadhi Eebaha wayn ee sharafta leh.
فَبِأَيِّ آلَاءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ( 28 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 28
Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
يَسْأَلُهُ مَن فِي السَّمَاوَاتِ وَالْأَرْضِ ۚ كُلَّ يَوْمٍ هُوَ فِي شَأْنٍ ( 29 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 29
Waxaa Eebe wax waydiista Samada iyo Dhulka waxa ku sugan, goorwalbana wuxuu maamuli arrin.
فَبِأَيِّ آلَاءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ( 30 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 30
Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
سَنَفْرُغُ لَكُمْ أَيُّهَ الثَّقَلَانِ ( 31 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 31
Waana idin xisaabin si dhab ah Insi iyo Jinniyow.
فَبِأَيِّ آلَاءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ( 32 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 32
Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
يَا مَعْشَرَ الْجِنِّ وَالْإِنسِ إِنِ اسْتَطَعْتُمْ أَن تَنفُذُوا مِنْ أَقْطَارِ السَّمَاوَاتِ وَالْأَرْضِ فَانفُذُوا ۚ لَا تَنفُذُونَ إِلَّا بِسُلْطَانٍ ( 33 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 33
Jinni iyo Insiyow haddaad kartaan inaad ka baxdaan Samada Hajooyinkooda iyo Dhulka ka baxa, kamana bixikartaan xujo la'aan.
فَبِأَيِّ آلَاءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ( 34 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 34
Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
يُرْسَلُ عَلَيْكُمَا شُوَاظٌ مِّن نَّارٍ وَنُحَاسٌ فَلَا تَنتَصِرَانِ ( 35 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 35
Eebe (hadduu doono) wuxuu idinku diri Olol Naar ah, iyo Maar (la dhalaaliyay) umana gargaarsanaysaan.
فَبِأَيِّ آلَاءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ( 36 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 36
Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
فَإِذَا انشَقَّتِ السَّمَاءُ فَكَانَتْ وَرْدَةً كَالدِّهَانِ ( 37 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 37
Markay Samadu dillaacdo oy noqoto ubax guduudan oo subag la mid ah (dhalaasho) markaas dadkaa la abaalmarin).
فَبِأَيِّ آلَاءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ( 38 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 38
Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
فَيَوْمَئِذٍ لَّا يُسْأَلُ عَن ذَنبِهِ إِنسٌ وَلَا جَانٌّ ( 39 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 39
Maalintaas Ruux la warsan dambigiisa Insi iyo Jinniba ma jiro.
فَبِأَيِّ آلَاءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ( 40 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 40
Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
يُعْرَفُ الْمُجْرِمُونَ بِسِيمَاهُمْ فَيُؤْخَذُ بِالنَّوَاصِي وَالْأَقْدَامِ ( 41 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 41
Dambiilayaasha waxaa lagu aqoonsan astaamahooda, waxaana la qaban Foodda iyo gommadaha (Naartaana lagu tuuri).
فَبِأَيِّ آلَاءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ( 42 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 42
Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan,
هَٰذِهِ جَهَنَّمُ الَّتِي يُكَذِّبُ بِهَا الْمُجْرِمُونَ ( 43 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 43
Tani waa Jahannamadii ay beeniyeen Dambiilayaashu (yaa lagu dhihi).
يَطُوفُونَ بَيْنَهَا وَبَيْنَ حَمِيمٍ آنٍ ( 44 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 44
Waxay ku meereysan Jahannamo iyo biyo kulayl daran dhexdooda.
فَبِأَيِّ آلَاءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ( 45 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 45
Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
وَلِمَنْ خَافَ مَقَامَ رَبِّهِ جَنَّتَانِ ( 46 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 46
Ruuxii ka yaaba Eebe hor istaaggiisa wuxuu mudan Laba Janno.
فَبِأَيِّ آلَاءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ( 47 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 47
Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
ذَوَاتَا أَفْنَانٍ ( 48 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 48
Jannooyinkaas oo midabyo leh (iyo Laamo).
فَبِأَيِّ آلَاءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ( 49 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 49
Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
فِيهِمَا عَيْنَانِ تَجْرِيَانِ ( 50 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 50
Waxaa laga helaa ilo socda.
فَبِأَيِّ آلَاءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ( 51 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 51
Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
فِيهِمَا مِن كُلِّ فَاكِهَةٍ زَوْجَانِ ( 52 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 52
Waxaa laga helaa nooc kasta oo Faakiha ah (Khudaar ah).
فَبِأَيِّ آلَاءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ( 53 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 53
Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
مُتَّكِئِينَ عَلَىٰ فُرُشٍ بَطَائِنُهَا مِنْ إِسْتَبْرَقٍ ۚ وَجَنَى الْجَنَّتَيْنِ دَانٍ ( 54 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 54
Waxay ku dangiigsan (ehlu Jannuhu) Gogol ay tahay hoosteedo istabraq (xariir) Midhaha Jannooyinku waa u dhawyihiin.
فَبِأَيِّ آلَاءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ( 55 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 55
Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
فِيهِنَّ قَاصِرَاتُ الطَّرْفِ لَمْ يَطْمِثْهُنَّ إِنسٌ قَبْلَهُمْ وَلَا جَانٌّ ( 56 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 56
Jannooyinka iyo Firaashka waxaa ku sugan Haween Indha waawayn oo dhawrsoon oosan taabanin horay Insi iyo Jinni midna.
فَبِأَيِّ آلَاءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ( 57 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 57
Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
كَأَنَّهُنَّ الْيَاقُوتُ وَالْمَرْجَانُ ( 58 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 58
Waxaad moodaa Haweenkaas Yaaquut iyo Murjaan (Jawhar midab leh).
فَبِأَيِّ آلَاءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ( 59 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 59
Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
هَلْ جَزَاءُ الْإِحْسَانِ إِلَّا الْإِحْسَانُ ( 60 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 60
Wanaag abaalkiisu soo wanaag ma aha.
فَبِأَيِّ آلَاءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ( 61 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 61
Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
وَمِن دُونِهِمَا جَنَّتَانِ ( 62 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 62
Waxay heli Labadaas Janno ka sokow kuwa kale.
فَبِأَيِّ آلَاءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ( 63 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 63
Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
مُدْهَامَّتَانِ ( 64 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 64
Waana Laba Jannoo madow (cagaaran).
فَبِأَيِّ آلَاءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ( 65 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 65
Nicmooyinka Eebe teebad beeninaysaan.
فِيهِمَا عَيْنَانِ نَضَّاخَتَانِ ( 66 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 66
Waxaa dhexdeeda ah Laba ilood oo burqan.
فَبِأَيِّ آلَاءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ( 67 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 67
Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
فِيهِمَا فَاكِهَةٌ وَنَخْلٌ وَرُمَّانٌ ( 68 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 68
Dhexdooda waxaa ah Faakihad (khudrad) iyo Timir iyo Rummaan.
فَبِأَيِّ آلَاءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ( 69 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 69
Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
فِيهِنَّ خَيْرَاتٌ حِسَانٌ ( 70 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 70
Dhexdooda waxaa ah Haween khayr leh oo Quruxsan.
فَبِأَيِّ آلَاءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ( 71 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 71
Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
حُورٌ مَّقْصُورَاتٌ فِي الْخِيَامِ ( 72 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 72
Waa Haween Indhacad oo Gurigooda jooga.
فَبِأَيِّ آلَاءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ( 73 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 73
Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
لَمْ يَطْمِثْهُنَّ إِنسٌ قَبْلَهُمْ وَلَا جَانٌّ ( 74 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 74
Waa Haween uusan horay u taabanin Insi iyo Jinni midna.
فَبِأَيِّ آلَاءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ( 75 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 75
Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
مُتَّكِئِينَ عَلَىٰ رَفْرَفٍ خُضْرٍ وَعَبْقَرِيٍّ حِسَانٍ ( 76 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 76
Waxayna ehlu-Jannuhu ku dangiigsan Barkimo cagaaran iyo Gogol Quruxsan,
فَبِأَيِّ آلَاءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ( 77 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 77
Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan.
تَبَارَكَ اسْمُ رَبِّكَ ذِي الْجَلَالِ وَالْإِكْرَامِ ( 78 ) Ar-Rahman ( The Most Graciouse ) - Ayaa 78
Waxaa barakadiisu badnaatay Magaca Eebaha wayn ee shrafta leh.

Random Books

Choose language

Choose Sorah

Random Books

Choose tafseer

Participate

Bookmark and Share