soomaali - Sorah An-Nas ( Mankind )

Noble Quran » soomaali » Sorah An-Nas ( Mankind )

Choose the reader


soomaali

Sorah An-Nas ( Mankind ) - Verses Number 6
قُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ النَّاسِ ( 1 ) An-Nas ( Mankind ) - Ayaa 1
Waxaad dhahdaa «Nabiyow» waxaan ka magangeley Eebaha dadka barbaariya.
مَلِكِ النَّاسِ ( 2 ) An-Nas ( Mankind ) - Ayaa 2
Ee dadka xukuma.
إِلَٰهِ النَّاسِ ( 3 ) An-Nas ( Mankind ) - Ayaa 3
Ee ah Ilaaha dadka.
مِن شَرِّ الْوَسْوَاسِ الْخَنَّاسِ ( 4 ) An-Nas ( Mankind ) - Ayaa 4
Sharka «iyo xumaanta» waswaasiyaha qarsoon.
الَّذِي يُوَسْوِسُ فِي صُدُورِ النَّاسِ ( 5 ) An-Nas ( Mankind ) - Ayaa 5
Ee waswaasiya laabta «Qalbiga» dadka.
مِنَ الْجِنَّةِ وَالنَّاسِ ( 6 ) An-Nas ( Mankind ) - Ayaa 6
«Kuwaas wax waswaasinayna» oo ah jinni iyo insiba.

Random Books

Choose language

Choose Sorah

Random Books

Choose tafseer

Participate

Bookmark and Share