soomaali - Sorah Al-Falaq ( The Daybreak )

Noble Quran » soomaali » Sorah Al-Falaq ( The Daybreak )

Choose the reader


soomaali

Sorah Al-Falaq ( The Daybreak ) - Verses Number 5
قُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ الْفَلَقِ ( 1 ) Al-Falaq ( The Daybreak ) - Ayaa 1
Waxaad dhahdaa (Nabiyow) waxaan ka magangalay Eebeha Subaxa (abuuray).
مِن شَرِّ مَا خَلَقَ ( 2 ) Al-Falaq ( The Daybreak ) - Ayaa 2
Wixii shar leh sharkiisa.
وَمِن شَرِّ غَاسِقٍ إِذَا وَقَبَ ( 3 ) Al-Falaq ( The Daybreak ) - Ayaa 3
Iyo Habeenka sharkiisa markuu madoobaado.
وَمِن شَرِّ النَّفَّاثَاتِ فِي الْعُقَدِ ( 4 ) Al-Falaq ( The Daybreak ) - Ayaa 4
Iyo sharka Sixirrowga wax ku tufa guntimaha.
وَمِن شَرِّ حَاسِدٍ إِذَا حَسَدَ ( 5 ) Al-Falaq ( The Daybreak ) - Ayaa 5
Iyo sharka Xaasidka wax Xasda.

Random Books

Choose language

Choose Sorah

Random Books

Choose tafseer

Participate

Bookmark and Share