soomaali - Sorah Al-A'la ( The Most High )

Noble Quran » soomaali » Sorah Al-A'la ( The Most High )

Choose the reader


soomaali

Sorah Al-A'la ( The Most High ) - Verses Number 19
سَبِّحِ اسْمَ رَبِّكَ الْأَعْلَى ( 1 ) Al-A'la ( The Most High ) - Ayaa 1
Waynee Magaca Eebe ee Sarreeya.
الَّذِي خَلَقَ فَسَوَّىٰ ( 2 ) Al-A'la ( The Most High ) - Ayaa 2
Eebaha abuuray khalqiga ekeeyayna.
وَالَّذِي قَدَّرَ فَهَدَىٰ ( 3 ) Al-A'la ( The Most High ) - Ayaa 3
Eebaha wax walba qaddaray Jidkana tusiyey.
وَالَّذِي أَخْرَجَ الْمَرْعَىٰ ( 4 ) Al-A'la ( The Most High ) - Ayaa 4
Eebaha soo bixiya Daaqa.
فَجَعَلَهُ غُثَاءً أَحْوَىٰ ( 5 ) Al-A'la ( The Most High ) - Ayaa 5
Kana dhiga markaas ka dib caws ingagagan oo Madow.
سَنُقْرِئُكَ فَلَا تَنسَىٰ ( 6 ) Al-A'la ( The Most High ) - Ayaa 6
Waxaan kuu akhriyaynaa Quraanka halmaaminamaysid.
إِلَّا مَا شَاءَ اللَّهُ ۚ إِنَّهُ يَعْلَمُ الْجَهْرَ وَمَا يَخْفَىٰ ( 7 ) Al-A'la ( The Most High ) - Ayaa 7
Wuxuu Eebe doono mooyee, Eebana waa ogyahay waxa muuqda iyo waxa qarsoonba.
وَنُيَسِّرُكَ لِلْيُسْرَىٰ ( 8 ) Al-A'la ( The Most High ) - Ayaa 8
Waxaana kuu fududaynhaynaa Waddo fiican.
فَذَكِّرْ إِن نَّفَعَتِ الذِّكْرَىٰ ( 9 ) Al-A'la ( The Most High ) - Ayaa 9
Ee wax waani (Nabiyow) markay wax tari waanadu.
سَيَذَّكَّرُ مَن يَخْشَىٰ ( 10 ) Al-A'la ( The Most High ) - Ayaa 10
Waxaa waantoobi Ruuxa Eebe ka yaabee.
وَيَتَجَنَّبُهَا الْأَشْقَى ( 11 ) Al-A'la ( The Most High ) - Ayaa 11
Waxaana ka fogaan waanada Ruuxa xune.
الَّذِي يَصْلَى النَّارَ الْكُبْرَىٰ ( 12 ) Al-A'la ( The Most High ) - Ayaa 12
Ee ah mid gali Naar wayn.
ثُمَّ لَا يَمُوتُ فِيهَا وَلَا يَحْيَىٰ ( 13 ) Al-A'la ( The Most High ) - Ayaa 13
Oon kuna dhimanayn dhexdeeda kuna noolanayn.
قَدْ أَفْلَحَ مَن تَزَكَّىٰ ( 14 ) Al-A'la ( The Most High ) - Ayaa 14
Waxaana liibaanay Ruuxii Daahir noqda.
وَذَكَرَ اسْمَ رَبِّهِ فَصَلَّىٰ ( 15 ) Al-A'la ( The Most High ) - Ayaa 15
magaca Eebana Xusa, Salaaddana tukada.
بَلْ تُؤْثِرُونَ الْحَيَاةَ الدُّنْيَا ( 16 ) Al-A'la ( The Most High ) - Ayaa 16
Saas ma'aha ee Dadku wuxuu doortay nolosha Adduunyo ee dhaw.
وَالْآخِرَةُ خَيْرٌ وَأَبْقَىٰ ( 17 ) Al-A'la ( The Most High ) - Ayaa 17
Aakhiraase khayr badan baaqina ah (hadhi).
إِنَّ هَٰذَا لَفِي الصُّحُفِ الْأُولَىٰ ( 18 ) Al-A'la ( The Most High ) - Ayaa 18
Arrintaasuna waxay ku sugantahay Kutubtii hore.
صُحُفِ إِبْرَاهِيمَ وَمُوسَىٰ ( 19 ) Al-A'la ( The Most High ) - Ayaa 19
Kutubtii (Nabi) Ibraahim iyo (Nabi) Muuse.

Random Books

Choose language

Choose Sorah

Random Books

Choose tafseer

Participate

Bookmark and Share